Gudoomiye Mursal oo magacaabay Guddi soo diyaariya sharciga doorashooyinka (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa qoraal uu soo saaray ku magacaabay guddi KMG ah oo soo diyaarinaya  Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddiga uu magacaabay Gudoomiye Mursal oo ka kooban 15-Xildhibaan oo katirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shaqadooda noqon doontaa hubinta iyo wax ka bedelka  sharciga doorashooyinka ee ay soo … Continue reading Gudoomiye Mursal oo magacaabay Guddi soo diyaariya sharciga doorashooyinka (Akhriso)